Masuuliyiin & xoogag ka tirsan Al-Shabaab oo Jubadda hoose lagu duqeeyey

Ugu yaraan 11 dagaalyahan iyo saraakiil sar sare ee ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn dayuuradeed oo ka dhacday degaanka Kamsuuma ee gobolka Jubada Hoose sida ay baahisay warbaahinta dowlada. Duqeynta dadka lagu dilay ayaa waxaa ka mid ah sida dowladu sheegtay sarkaal dhawaan ay u soo magacaabeen Gobalka Banaadir, kaasoo lagu magacaabi jiray … Continue reading Masuuliyiin & xoogag ka tirsan Al-Shabaab oo Jubadda hoose lagu duqeeyey